Somaliland oo baareysa Iskuulka Abaarso iyo haweeneyda faafisa diinta Masiixiga

Wasaaradda diinta iyo awqaafta Maamulka Somaliland ayaa shaacisay iney baareyso wararka sheegaya in diinta masiixiga lagu faafiyo iskuulka abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo oo ku yaalla magaalada Hargeysa. Talaabadan ay qaaday Somaliland ayaa ka dambeysay ka dib markii 24kii saac ee la soo dhaafay baraha bulshada ay qabsatay sheekada ku saabsan haweeney la sheegay iney tahay … Continue reading Somaliland oo baareysa Iskuulka Abaarso iyo haweeneyda faafisa diinta Masiixiga